Guddoomiyihii degmada Dayniile oo xilka laga qaaday & Mid cusub oo la magacaabay

Guddoomiyihii degmada Dayniile Cabdiweli Nuur Faarax ayaa xilka laga qaaday ka dib wareegto ka soo baxday gudoomiyaha gobolka Banaadir. Cabdiweli Nuur Faarax ayaa xilka gudoomiyaha degmada dayniile hayey wax ka yar sanad iyo bar. Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Allbanaadir Online ayaa sheegaya in guddoomiyaha cusub ee degmada Dayniile loo magacaabay Maxamed Abuukar … Continue reading Guddoomiyihii degmada Dayniile oo xilka laga qaaday & Mid cusub oo la magacaabay